//
home

Latest Post

Jawaab Ku Wajahan Faysal Cali Waraabe

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh Faysal hadaladdiisa waxaa ka mid ahaa Daraawiisha Annagaa Jebinnay…. Reerkii Somalida iswaalaba Annagaa Jebinna iyo Durukhaan kale aan soo qaadasho mudnayn… Daraawiishta Annagaa Jebinnay…. Asaaskii Darawaashiishta, sidaan haynno halgankii ugu horeeyey ee Sayid Maxammed AUN waxaa la jaan qaaday Suldaan Nuur AUN oo ahaa … Continue reading